Home About Programs Bureaus Contacts
Dhexdhexaadnimo iyo Ogaalnimo Waa Halkudhiga Shabakada Somalispeaker

 

Hambalyo!! Hambalyo!! Hambalyo!! Hambalyo!!

Waxaa hanbalyo kal iyo laab ah loo diraayaa Arooska iyo aroosada Maxamad Shiik Cali Bollow iyo Maryama Axmad Cabdilaahi oo meherkooda ka dhacay iyo aqal galkooda Sweden, Stockholm.

Waxaana u hanbalyeeynaayo labada reer oo kala ah Reer Shiik Cali Boolow iyo reer Axmad Cabdilaahi Xaaji Nuur. Sidoo kale aqayaartooda iyo Asaxaabtooda aadka u jecel oo kala jooga Sweden, Ceelbuur, Burco, Muqdisho, Ingariiska, Masar iyo Norway, kalana ah:

Canab Axmad Cabdilaahi
Xuseen Axmad Cabdilaahi
Eedo Siraad Cabdilaahi Xaaji Nuur
Maxamad Xirsi Axmad ( Maxamad Case)
Huda Shiikh Axmad
Eedo Maryama Maxamuud Bollow
Aabe Shiik Cali Maxamuud Boolow
Hooyo Xaliimo Maalin Dhiblaawe
Cabdifitaax Daahir Nuur Indhooy
Barliin Shiikh Cabdulaahi Dhiblaawe
Xaaji Daauud
Xaaji Xuseen
Xaaji Calasow, Xaaji Foos Xaaji iyo Caruurtooda ( Xaaji Jabriil, Xaaji Maxamad, iyo Xaaji Cabdala)

Yusuf Muxumad Casir, Shamso Axmad Geedi iyo caruurtooda.

Qaliif Cali Qoslaaye
Maxamad Maslax Cabdulaahi Weheliye
Bashiir Macalin Cumar Xeyle
Ugaas Cabdiqani Ugaas
Ugaas Cabdulaahi
Ugaas Ibraahim
Yusuf Axmad Geedi, Faatima Macalin Aadan iyo Caruurtooda

Cali Guure Geedi iyo marwadiisa Nasra (Uma Safiya)
Dr Seynab Faarax Cali
Dr Caasha Maxamad Faarax Jimcaale
Maama Shamsa Axmad Ciise
Faatima Maxamad Daahir
Cabdifitaax Lajecloow
Fuaad Axmad Xuseen
Xasan Cabdula Nuradiin
Amran Cabdulaahi
Faatima Axmad
Sacdiyo Yusuf

sidoo kale waxaa hanbalyo qaas ah u diraayo arooska iyo aroosada ardaydooda dugsiga Quraanka ee ku yaalo Sweden, xaafada, Gavle.
Waxaana leenahay dhameenteen ku waara farxad jaceyl, nabadgelyo, iyo raaxo waaarto aamiin aamiin. Wiil iyo Caano, gabar iyo caano. Alaha idin siiyo caruur dalkooda, dadkooda iyo diintooda anfaco aamiin aaamiin aamiin.

 

•  Halkaan Ka Eeg Siyaasada Guud Ee ku Shaqeysa Shabakada Somalispeaker - Editorial & Adminstration Board

  © Somalispeaker Editorial Board - Nairobi , Kenya

 
Copy right © Somalispeaker www.somalispeaker.com 2007, Published & Designed By Firdows Co.