Bismillahu Raxmani Raxiim!!!!
Shabakada Somalispeaker waxay leedahay 8 Xafiis (bureaus) oo
kukala yaalaan 6 Dal (countries) oo Qaradaha Dunida ka mid ah.
Xarunta Dhaxe Ee Shabakada Somalispeaker Waxay ku Taalaa Magaalada
Madaxda Dalka Kenya ee Nairobi Halkaasoo ee ku sugan yihiin
dhamaan madaxda Shabakada labadeeda Qeybood Qeybta Editorial
Board iyo Qeybta Adminstartion Board.
Xarunta Labaad (2) Ee Shabakada Somalispeaker Waxay ku Taalaa
Magaalada Madaxda Dalka Somalia ee Mogadishu Halkaasoo ee ku
sugan yihiin wariyayaal iyo wakiilo ka tirsan Shabakada meeshaasoo
wararka iyo warbixinada uka soo diraan xarunta dhaxe ee Nairobi
.
Sidoo kale waxay Laamo iyo Xafiisyo ku leedahay Shanta (5)
Qaaradood ee Dunida, sida Xafiiskeena yurub ee Magaalada Cardif,
England, Xafiiskeena Dalalka Carabta ee Magaalada Qahira, Masar,
Xafiiskeena Asia-da Bari ee Magaalada Delhi, India.
Fadlan Hadii Aad Dooneysid Faahfaahin Dheeri Ah Ee Ku Saabsan
Shabakda Somalispeaker Ka Eeg Bogageena About Us Iyo Bureaus,
Contact Us iyo Programs
Wabilaahi Tawfiiq
Bahda Tafatirayaasha (Editorial Board).
Bahda Maamulka (Administration Board).